DAAWO;-Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Hor tagay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Hor tagay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada.
December 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha wakaalada biyaha ee caasimada hargaysa ayaa hortagay gudi hoosaadka khayraadka ee golaha wakiilada kuwaasi oo xog waraysi la yeeshay maareeyaha

Waxana kulankan wada jir uga hadlay gudoomiyaha gudi hoosaadka golaha iyo mareeyaha wakaalada

Halkan Ka Daawo Muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS