|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kuraasi Ku Wareejiyay Jaamacada Tima cade,
December 14, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa maanta deeq kuraasi ah kuwareejiyay maamaulka jaamacada timacade taasi oo ay dawlada hoose ugu deeqday jaamacada. Waxaana halkaasi ka hadlay maamulka jaamacada oo ka mahad celiyay deeqdan iyo taageerada ay marwalaba la barbar taagan tahay dawlada hoose ee gabiley. Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay agabkan ay gaadhsiiyeen jaamacada iyo ardayda jaamacada dhigata ee dawlada hoose ka bixiso lacagta jaamacada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/-MDMeewxP1Y Related posts:Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti Iyo Nuxurka Kulan Ay Wad... DAAWO;-Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Farta Ku Fiiqay Cidii Ka Danbaysay Celinta Ugaaska Beelaha... Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Weyn Loogu Shaweeyay Magaaladda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|