DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kuraasi Ku Wareejiyay Jaamacada Tima cade, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kuraasi Ku Wareejiyay Jaamacada Tima cade,
December 14, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa maanta deeq kuraasi ah kuwareejiyay maamaulka jaamacada timacade taasi oo ay  dawlada hoose ugu deeqday jaamacada.

Waxaana halkaasi ka hadlay maamulka jaamacada oo ka mahad celiyay deeqdan iyo taageerada ay marwalaba la barbar taagan tahay dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay agabkan ay gaadhsiiyeen jaamacada iyo ardayda jaamacada dhigata ee dawlada hoose ka bixiso lacagta jaamacada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/-MDMeewxP1Y

COMMENTS
LINKS