|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo 12 Xarumo Caafimaad Oo Gobolka ah Ku Wareejiyay Daawooyin.
December 12, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee gabiley oo uu horkacayo maayar maxamed amiin ayaa dawooyinka iyo agab kale ku wareejiyay 12tuulo xarumo caafimaad oo hore maamulka gabiley ubalan qaadeen daryeelkooda. Maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiin kale oo ka hadlay wadooyinka loogu deeqday deegaamada gobolka gabiley ayaa sheegay in loogu talo galay dawooyinkan in shacabka bilaash lagu siiyo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Roobab Dabaylo Wata Oo Khasaare Xoogan Sababay Oo Ka Da’ay Gobolka Salel Iyo Baaxadda Ay Leeg Tahay ... Labadii Maamul Ee Taageersanaa FARMAAJO Oo Si Rasmi Ah Uga Soo Horjeestey Muddo Korodhsiga Labada Sa... Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|