|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenay Madax-dhaqameedka Jsl, Ugu Hanjabtay Hadii Ay Joojin Waayaan Kala Qaybinta Bulshada In Ay Iscaleemo Saarayso!
December 4, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Marwo Faadumo Aadan Oo kamid Masuuliyiinta Haweenka Xisbi xaakimka kulmiye oo warbaahin la hadashay ayaa madaxdhaqameedka reer somaliland ee caadaystay hadal qabyaalada xanbaarsan ee bulshada kala qaybinaya ugu baaqay in ay joojiyaan kala qaybinta bulshada hadii ay arintaan joojin waayana ay isku caleemo saari doonta boqorka haweenka somaliland Sidoo kale marwo faadumo ayaa ka warantay laba shay oo ay wakhtigan dhashay qabyaaladu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/2Nk0OGVY-OQ Related posts:Xogo Kashifay Balan Qaadyo ay Wadani Iyo Kulmiye U Sameeyeen Garabka Jamaal Cali Xuseen Hadii Ay Ku... DAAWO; Shirkada Telesom oo Deeq Lacaga ah Gaadhsiisay Cisbitaal lagu Xananeeyo Caruurta la Nool ... Ambassador Suhuur X Abiib Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Xafiiskeedu Bilaabay Olole Xoogan Oo Ay Ku Doonay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|