DAAWO;-Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2020 Iyo Waxyaabaha Ku Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2020 Iyo Waxyaabaha Ku Cusub!
December 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Kal fadhigii 19aad Ee golaha deegaanka Caasimada Hargaysa oo uu shir gudoominayo maayarka caasimadu cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco)- ayaa dood iyo  falanqayn kadib cod gacan taag ah uqaaday ansixinta Miisaaniyada golaha ee 2020.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS