DAAWO;-faysal Cali Waraabe Oo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ku Dhaliilay Qaab Deg Dega Ahayd Ee Loo Dhaariyay Komishanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-faysal Cali Waraabe Oo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ku Dhaliilay Qaab Deg Dega Ahayd Ee Loo Dhaariyay Komishanka.
December 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka dayriyay xaalada siyasadeed ee Somaliland oo uu ku sheegay in ay marayso 28sano halkii ugu xumayd

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka sheekeeyay wada hadal dhexmaray gudoomiyaha maxkamada sare oo uu sheegay in uu kala dar daarmay dhaarinta xubnaha cusub ee komishanka balse gudoomiye aadan iska baalmaray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS