DAAWO;-Fanaanada Ruun Xadi Saban Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaraha Ee Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Ruun Xadi Saban Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaraha Ee Caasimada Hargaysa,
December 31, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Fanaanada caan ah Ruun Xadi Saban ayaa maanta Sidiiran loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport Kadib markii ay mudo ku xaalad caafimaad ugu maqnayd dalka  Turkiga.

Wxaana faananada soo dhawaynteeda ka qaybgalay fanaaniin, Wasaarada warfaafinta Shacab kale oo tiro Badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS