|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Ka Hadlay Hadal Uu Ka Yidhi Qaraxii Muqdisho Oo Xamaasad Badan Dhaliyay!
December 30, 2019 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Fanaan Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa ka hadlay hadal uu ka yidhi qaraxii muqdisho oo bulshada si khaldan loogu turjumay isla markaana dhalilay xamaasad iyo dhaco ay ku weerareen fanaanka dadka qaar Fanaan BK Ayaa raali galin ka bixiyay isaga oo sheegay in shacabka reer muqdisho yihiin shacabkiisii isla markaana uu labada bandhig uu dhaqaale ugu ururin doono dadkii ku waxyeeloobay qaraxaasi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN FANAAN BK;
Related posts:Daawo:Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muj. Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax Oo Dhaliilo Xoogan... Doon Xoolo Somaliland Ah U Qaaday Imaaraadka Carabta Oo Dib Loogu Soo Celisay Dekedda Berbera+Ganac... “Intaan Xilka Hayay Waxaan Ku Dhaaranayaa In Aanan Qaadanin, Hal Mitir Oo Qaranku Leeyahay”Ex Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|