DAAWO;-Faadumo Siciid Iyo Waftigii Xildhibaanada Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,,Kana Warbixiyay Safarkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Faadumo Siciid Iyo Waftigii Xildhibaanada Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,,Kana Warbixiyay Safarkooda!
December 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti iskugu jiray xildhibaano labada gole ee guurtida iyo wakiilada oo ay kamid ahayd marwo faadumo siciid  oo shir caalamiya kaga qaybgalay xarunta midowga yurub.

Waftigan ayaa ka wabixiyay safarkoodii iyo kulamo ay la yeesheen

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

 

 

COMMENTS
LINKS