DAAWO;-“Dadku Kala Ayaan Badan, Maalmuhuna Kala Ayaan…”Sheekh Aadansiiro,
December 21, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada dalka ayaa hadlay Masaajid Laga hirgaliyay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay sida ay u kala nasiib badan yihiin dadku maalmuhuna kala wacan yihii isagoo tusaale usoo qaatay sida ubadka wanaagsani waalidkooda u anfacaan.