DAAWO;-Agaasimaha Komishanka Xakamaynta Aidska Oo Ka Warbixiyay Muhiimada Shir Uu Kaga Qaybgalay Uganda.
December 9, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Agaasimaha komishanka xakamaynta aidska somaliland iyo xubno uu hogaaminayo oo shir caalamiya kaga qaybgalay dalka ugandha.
Agaasimaha oo dalka kusoo laabtay ayaa ka warbixiyay muhiimada uu shirkani u lahaa somaliland iyo arimaha lagaga hadlay.