|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga JSL Oo Booqatay Dhismaha Maktabadda Qaran Ee Gabiley.
December 6, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta maaliyada marwo Deeqa cabdi Yuusuf oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada shaqada iyo arimaha ulshada marwo filsan xuseen khaliif.
Sidoo kale waxaa booqashada gasiimaha ku weheliyay haweenka magaalada gabiley iyadoo ujeedada booqashadoodu ahayd sidii ay ugu kuurgali lahaayeen halka ay marayso maktabada qaran ee magaalada gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hees Cusub oo ay soo wada saareen Labada Fanaan Mursal Muuse & Hodan C/raxmaan dheere Waa Heestii (A... DAAWO;Musharaxa Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga Suldaan Cune Eedaymo Culusna U Soo Jeediyay Wasi... Madaxwaynaha Jsl Oo Ciidamada Qalabka Sida Ka Tacsiyadeeyay 4 Askari Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|