DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cawl Cilmi Cabdala. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cawl Cilmi Cabdala.
December 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanat magaalada hrgaysa aas qaran loogu sameeyay maayarkii hore ee caasimada hargaysa Marxuum Cawl Cilmi cCbdalla oo maalintii shalay ku geeriyooday isla hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiiro katirsan xukuumada madaxda asxaabta siyaasiyaada iyo kumanaan kamid ah shacabka caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS