|
|||||
WAJAALE NEWS
“210 Mobil Ayaanu Ka Qaaday Ardaydii Ufadhiisatay Imtixaanka, Waxaananu Ku Wareejinay Ciidamada”Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada.
December 13, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada Waxbarashada ayaa munaasibadii xilka wareejinta ka sheegay cida ay ku wareejiyeen moobiladii ay ka qaadeen ardaydii ufadhiisatay imtixaanka shahaadia ah 2019kii kuwaasi oo ay ku wareejyeen ciidamada booliska balse aan dib loogu celin ardaydii iyo waalidkooda oo mudo daba socday in ay heleen moobiladan oo tiradoodu ahayd 210xabo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ; Related posts:Daawo:Dood Kulul Oo Ay Jilbaha Isku Dhigeen Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Iyo Qodobada Laga Dooday DAAWO;-Ganacsade Cali Guuleed Oo Ku Baaqay In Bulshadu Isku Naxariisato, Waxna Ay Ka Bartaan Dhacdoo... Warbaahinta Dunida Oo Qaadaa-dhigay Hadal Shalay Somaliland Ka Soo Saartay Xaaladda Sii cakirmaysa E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|