Xukuumada Jsl Oo Xayirtay Tvga Horn Cable,Xabsigana Utaxaabtay laba Wariye Oo Katirsan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Xayirtay Tvga Horn Cable,Xabsigana Utaxaabtay laba Wariye Oo Katirsan,
November 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada madaxwaye biixi ayaa la sheegay in ay xayiraad saartay tvga horn cable Tv

Sidoo kale ciidama booliska Somaliland ayaa xabsiga utaxaabay laba wariye oo ka hawlgala tvga horn cable oo kala wariye xasan galaydh iyo cabdiqaadir coday.

Xayiraada tvga horn cable iyo xadhiga wariyaayasha ayaa imanaya kadib markii habeenkii xalay ahaa ay siidaayee barnaamij dib loogu geeyo madaxwayne biixi wakhtigii uu mucaaridka ahaa iyo ficilada uu ku kici jiray iyo manta waxa uu ku dhaqmayo

Dhanka kale tvga horn cable ayaa laga raacay warbixin laga diyaariyay madaar cigaal oo wakhtigan ku dhow in uu uxidhno adeeg xumo baahsan oo ku habsatay.

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WARARKEENA DANBE

 

COMMENTS
LINKS