|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiiilada Ku Eedeeyay In Uu Xidhiidh La Leeyahay Kooxo Ku Hawlan Duminta Somaliland!
November 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Saleebaan Cali Hayste “Ramaax”, ayaa eedo culus ujeediyay Gudoomiyaha golaha wakiilada Somalland Baashe Maxamed Faarax oo isagu dhiniciisa eedo ujeediyay gudoomiye faysal cali Waraabe. Xoghaye Ramaax Ayaa Sheegay in gudoomiye baashe xidhiidh la leeyahay kooxo ku hawlan duminta somaliland iyo sidii dalka loo galin lahaa carqalado baahsan Ayna hayaan cadaymo buuxa oo lagu ogaaday arinta gudoomiyaha golaha Wakiilada jsl. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wargayska Financial Times Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Dedaalka Ay Somaliland Ugu Jirto Qaddiyadda Aqo... Al-Shabaab Oo Dalka Mozambique Ku Xasuuqday Dad Kor U Dhaafaya 90 Ruux Oo Shacab U badan+Tirada Ay D... Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Meel Mariyay Dib U Dhigida Doorashada, Xili Ay Siyaasiyiin Badani Kas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|