|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiiilada Ku Eedeeyay In Uu Xidhiidh La Leeyahay Kooxo Ku Hawlan Duminta Somaliland!
November 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Saleebaan Cali Hayste “Ramaax”, ayaa eedo culus ujeediyay Gudoomiyaha golaha wakiilada Somalland Baashe Maxamed Faarax oo isagu dhiniciisa eedo ujeediyay gudoomiye faysal cali Waraabe. Xoghaye Ramaax Ayaa Sheegay in gudoomiye baashe xidhiidh la leeyahay kooxo ku hawlan duminta somaliland iyo sidii dalka loo galin lahaa carqalado baahsan Ayna hayaan cadaymo buuxa oo lagu ogaaday arinta gudoomiyaha golaha Wakiilada jsl. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xaalad Adag oo Haysata Dadkii ka Barakacay Taleex iyo Bannaan-bax lagu Cambaareeyay Puntland oo ka d... Ururka SOLJA Waxa uu Canbaaraynayaa Xadhiga ay Maayarka iyo Booliiska Gobolka Saaxil kula kaceen war... Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Kulan Lagaga Wada Hadlayay Midaynta Iyo Soo Noolaynta Abwaanada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|