|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxay Si Cad Uyidhaahdeen Punthland Wax Layidhaa Majiro,Shacabwaynaha Sanaag Bari Iyo Hayland Waxaan Ugu Baaqayaa Shir Deg Deg Ah”Gudoomiye Cabdixakiim.
November 9, 2019 - Written by Editor:SANAAG(W,N)- Gudoomiyaha baarlamaanka punthland ee xilka xooga laga qaaday ayaa Isaga oo ku sugan Xiin Galool warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in uu yahay gudoomiyaha xaqa ee baarlamaanka punthland warbaahinta ugu baaqay in aanay adeegsanin gudoomiyihi hore ee baarlamaanka. Sidoo kale gudoomiye cabdixakiim ayaa shacabka punthland ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerrarkii xukuumadu kusoo qaaday xarunta golaha baarlamaanka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/_bFcM6spQNY
Related posts:Shacabka Gobolka Gabiley Oo U Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Wasiiro Xukumada Ka Tirsan Oo Kala Qayb G... Daawo:Barnaamij Naxdin Badan Oo Laga Diyaariyay Dadka Tahriibayaasha ah Oo Lakala Iibsado Lana Adoo... DAAWO; Aqoonyahan Jamaal cali xuseen oo si Adag Uga Hadlay Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo Xalay S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|