|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxa Hada Batay Madax Dhaqameedkii Bulshada,Oo Ilaahay Ku Saliday Qabyaalad Iyo Kala Qaybin”Gudomiye Saleebaan,
November 24, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa ka dayriyay xaalada kala qaybsananeed ee bulshada Somaliland taasi oo uu ku eedeeyay in ay kala fogaynta bulshada qayb ka yihiin madaxdhaqameedku. Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa shacabka in ay ducaystaan. Dhanka kale gudoomiye saleebaan ayaa cilmiyaysan uga Jawaabay hadalkii boqor buurmadow oo dhawaan si fool xun Ugu dhawaaqay hadalo bulshada sii kala fogayna islamarkaana khilaafkii Asxaabta iyo xukuumada ee xubnaha komishanka ka dhigay in ay reero ishaystaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Urur Shaqayn Doona Nabadayta Ceel-Afwayn Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay Iyo Siyaasiin Ka Qaybga... Todobaadka Somali Week Oo Ka Furmay Magaalada London Iyo Tirada fanaaniinta & Abwaanada Ka Qaybgalay... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Gelinta oo Ka Hadlay Doorka Wasaaradoodu Ay Ka Qaadato Daryeelka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|