“Wax Doonistiinu Haku Jirto Inay Dawladnimadu Istaagto”Wasiirka Warfaafinta Jsl, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wax Doonistiinu Haku Jirto Inay Dawladnimadu Istaagto”Wasiirka Warfaafinta Jsl,
November 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galintasomaliland maxamed muuse diiriye oo ka hadlay madal tababar loogu qabanayay dhalinyaro baratay saxaafada ayaa hadalo dar daaran iyo dhiiri galin ah ujeediyay isagoo sheegay in ay ka xukuumad ahaan diyaar uyihiin waxa ay la qabanayaan

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa dhalinyaradan usoo jeediyay in ay qaranka u hiiliyaan kana digtoonaadaan in ay baahiyaan wax qaranka wax yeelaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS