Wasiirku Xigeenka Arimaha Gudaha Iyo Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Si Wada Jir Ah U Dhagax Dhigay Wadooyin Cusub, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirku Xigeenka Arimaha Gudaha Iyo Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Si Wada Jir Ah U Dhagax Dhigay Wadooyin Cusub,
November 2, 2019 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Wasiirka kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa maanta siwada jir ah udhagac dhigay wadooyin cusub oo laga hirgalinayo gudaha magaalada tog wajaale.

Waxaana Ugu horay dhagax dhigan ka warbixiyay maamula degmada tog wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/atB5Cy14lNs

COMMENTS
LINKS