|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH; Xukuumada Oo Hada Xabsiga Utaxaabtay Afhayeenkii Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun.
November 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Ciidamada booliska somaliland ayaa Goordhawayd badhtamaha suuqa hargaysa ka qabtay Afhayeenkii Xisbiga wadani Barkhad Jaamac Batuun Oo wakhti aan fogayn Warbhaaninta la hadlay Kana jawaabay hadaladii kasoo yeedhayay masuuliyiin tiro badan oo xukuumada katirsan, Xadhiga Afhayeenka Xisbiga wadani ayaa noqonaya Talaabadii ugu horaysay Ee Xukuumada Madaxwayne Biixi oo iyadu qorshaynaysa in ay xoog kaga hortagaan kulan gudoomiyaha xisbiga wadani maalinta bari ah taageerayaasha xisbiga kula yeelanayo xarunta guud ee xisbiga. Xukuumada madaxwayne biix ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta la hadlay 6lix masuul oo uu hormuud uyahay taliyaha ciidanka booliska kuwaasi oo dhamaan hanjabaad udiray xisbiga wadan. Sobobta loo xidhay afhayeenka xisbiga wadani iyo halka lagu xidhay kala soco wararkeena danbe Wajaalenews desk Hargaysa office
Related posts:Daawo:“Xisbiga Wadani Dantooda Hoose Waxa Weeyi In Ay Dalkan Maalmihii Madoobaa Dib Ugu Celiyaan”Was... Daawo: Waraysi Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad Iyo Sababta Uu ... Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maalmihii U Danbeeyey Baadhitaano Kala Duwan Ka Sameeyey ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|