War Deg Deg ah; Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Isna Hada Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah; Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Isna Hada Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay!
November 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani Mr Khadar ayaa hada xukuumada xabsiga utaxaabtay iyagoo noqonaya masuulkii labaad ee xisbiga wadani ee hal saac gudihii ciidamada booliska xidhaan.

Xadhiga iyo cago juglaynta ay xukuumada madaxwayne biixi ku beegsanaysa masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa siwayn looga dareemayaa caawa caasimada hargaysa iyadoo ciidamo tiro badan ku daadisay wadoyinka magaalada, xarunta xisbiga iyo agagaarka guriga gudoomiyaha xisbiga Cabdiraxmaan cirro

Wixii kasoo kordha xadhiga masuuliyiinta xisbiga wadani kala soco wararkeena danbe

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE.

 

COMMENTS
LINKS