War Deg Deg Ah; Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Cirro, Sheegayna In Aanu Dhici Karin Wax Mudoharaad Ahi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Cirro, Sheegayna In Aanu Dhici Karin Wax Mudoharaad Ahi!
November 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somalilad sareeyo gaas maxamed aadan saqadhi dabagale ayaa ka jawaabay hadalkii gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo isagu taageerayaashiisa ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan xarunta xisbiga

Sidoo kale taliye dabagale ayaa marlabaad ku celiyay in aan la aqbali karin wax isku soo bax ah .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS