Wakiilka Turkiga Ufadhiya Somalland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakiilka Turkiga Ufadhiya Somalland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Gabiley.
November 27, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Wakiilka dalka turkiga ufadhiya caasimada somaliland iyo masuuliyiin ka socda hayada samafalka dawlada turkiga ee tika ayaa socdaal ku tagay gobolka gabiley.

Waxaana waftigan soo dhaweeyyay maamulka gobolka gabiley/

Dawlada turkiga ayaa deeq gaadhsiisay beeralayda gobolka gabiley taasi oo ka oobnayd siidh walxaha ciidanka lagu filtergareeyo iyo dawooyinka lagu dagaalamo cayayaan dalaga cuna.

Waxaana caawimadan dawlada turkigi soo bixisay ka hadlay wakiilada turkiga iyo maamulaha haayada tika, i

Dhana kale masuuliyiinta gobolka gabiley ayaa dareen celiyay deeqdan la gaadhsiisay beeralayda deegaanada gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS