|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Wabar Oo Markale Ka Hadlay Sobobta Ku Ka Liftay In Uu Qori Qaato Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi!
November 12, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Suldaan Abuubakar cilmi wabar oo hormuud ka ah jabhad ka falaagowday somalland duulaana ku haysa gobolka awdal ayaa markale ka hadlay waxyaabaha ku ka lifay in uuu qoriga qaato isagoo madaxdhaqameed ah Sidoo kale suldaan wabar ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in dalkii ku koobay cid gaara Xilalka qaranka taasi oo keentay cadaaladarada ay ka talaabeen. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Halkan Ka Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qayb Galay Mudahaarad Lagu Muujinayey Cabudhinta Ay Saxaafa... DAAWO;-Golaha Nabadgalyada Ismaamulka DDSI Oo Kulan Deg Deg Ah Yeeshay Iyo Go,aamada Kasoo Baxay! Wasiirka Horumarinta Reermiyiga Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Qaramaynayay Ciidamo Tiro Badan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|