Sonsaf Oo Canbaaraysay Mudo Kordhinta Golaha Wakiilada Iyo Baaq Ay Udirtay Daneeyayaasha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sonsaf Oo Canbaaraysay Mudo Kordhinta Golaha Wakiilada Iyo Baaq Ay Udirtay Daneeyayaasha Somaliland.
November 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Dalada ay ku midoobeen ururada aan dawliga ah ee sonsaf ayaa si adag uga soo horjeesatay mudo kordhinta golaha guurtidu usameeyeen golah wakiilada oo laba sano ah

Sidoo kale dalada sonsaf ayaa baaq culus udirtay daneeyayaasha somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS