“Reer Galbeedkii Waxay Waxbarashadii kaga Mash Quuleen Siyaasada Booramana…” Cabdiraxmaan Saylici. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Galbeedkii Waxay Waxbarashadii kaga Mash Quuleen Siyaasada Booramana…” Cabdiraxmaan Saylici.
November 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdraxmaan saylici oo maanta daah furay shirka dib uhabaynta waxbarashada somaliland ayaa dadka soo jeeda gobolada galbeedka ku eedeeyay in ay waxbarashadii kaga mashquuleen siyaasada

Saylici ayaa shacabka gobolka awdal usoo jeediyay in aanay ku mashquulin siyaasada doorkoodii waxbarashanu uu liito

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS