ADIS ABABA(W,N)- Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa soo dhaweeyay qorshe isbadal loogu samaynayo magaca xisbiga dalka itoobiya oo deegaanada ku bahoobay ay qayb ka ahayd kala qaybsanaan shacabka itoobiya
Xisbiga IPRDF Ayaa lagu wadaa in waxka badal lagu sameeyay wallow qoomiyada tegriigu ay ka dareeneen shirkii xisbiga iyagoo ka biyo diidsan waxka badalka