Muj Cabdi Ila Meerayso Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa,Muxuuse Ka Yidhi Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Cabdi Ila Meerayso Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa,Muxuuse Ka Yidhi Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday?
November 26, 2019 - Written by Editor:

“Waa In La Helaa Xukuumad Loo Siman Yahay, Ila-Meeraysadii Way Dhamaatay Ee Macmiil Haka Dhiganin”Muj Cabdi (Ila Meerayso).

HARGAYSA(W,N)- Muj Cabdi oo ahaa muwaadinkii bixiyay kalmada hadal haynta badatay ee Ila meerayso ayaa galabta laga soo daayay xabsiga madheera oo xukuumadu ku xidhay isaga oo la xidhnaa masuuliyiinta xisbiga wadani ee iyagana galabta lasoo daayay

Muj cabdi ilameerayso ayaa ka hadlay siidayntiisa iyo kalmada uu hore ugu dhaliilay madaxwayne biixi ee saamaynta ku yeelatay saaxada siyaasada Somaliland iyo goobaha ay bulshadu ku kulanto taasi oo laga sameeyay gabayo, riwaayad

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CADBI ILA MEERAYSO IYO WAXA UU KA YIDHI XADHIGIISA;

COMMENTS
LINKS