Masuulkii Sedexaad Ee Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Iska Casilay Xisbiga Wadani! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuulkii Sedexaad Ee Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Iska Casilay Xisbiga Wadani!
November 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghaye kuxigeenkii abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga wadani  Muj Cali Kooshin oo kamid ahaa xubnihii ugu cad cadaa ee xisbiga wadani ujoogay gobolka saaxil ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga wadani

Muj cali kooshin oo ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ku kalifay iscasilaadiisa ;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS