HARGAYSA(W,N)-Xoghaye kuxigeenkii abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga wadani Muj Cali Kooshin oo kamid ahaa xubnihii ugu cad cadaa ee xisbiga wadani ujoogay gobolka saaxil ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga wadani
Muj cali kooshin oo ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ku kalifay iscasilaadiisa ;
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;