”Madaxweyne Soynagii Waxaynu Doonno Samayn Jirney..”Jaamac-Shabeel Oo Dhaliiley Xukuumada Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Madaxweyne Soynagii Waxaynu Doonno Samayn Jirney..”Jaamac-Shabeel Oo Dhaliiley Xukuumada Biixi
November 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi jaamac shabeel oo ahaa aas aasayaashii xisbiga kulmiye ayaa madaxwayne biixi ku dhaliilay talaabada ciidanka iyo xooga ah ee uu adeegsanayo xisbiyada mucaaridka ah

Sidoo kale jaamac shabeel ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu ahayn qof tanaasula kuna deg degaya talaabooyinka uu qaadayo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS