“Madaxweyne Muuse Dhul Uu leeyahey Ayuu Ugu Deeqay Dawlada, Qoyska Reer Biixina Uu Balaadhan Yahay”Maayar Kuxigeenka Caasimada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Muuse Dhul Uu leeyahey Ayuu Ugu Deeqay Dawlada, Qoyska Reer Biixina Uu Balaadhan Yahay”Maayar Kuxigeenka Caasimada.
November 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka kuxigeenka caasimada hargaysa cabdicasiis cagawayne ayaa markale ka hadlay muranka dhul ee udhexeeya qoyska madaxwayne biixi iyo boqolaal qoys oo degan galbeedka hargaysa isagoo sheegay in madaxwaynuhu dul uu leeyahay ugu deeqay qaranka qoyska reer biixina yahay mid balaadhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS