HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lafilayaa in uu dhawaan socdaal ku tago dalka kiinaya kadib markii marti qaad rasmi ah ka helay madaxwaynaha dalka Kenya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;