Madaxwaynihii Hore Ee JSL Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Ciidamada Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Taliyihii Ciidanka Booliska Marxuum Fadal! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee JSL Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Ciidamada Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Taliyihii Ciidanka Booliska Marxuum Fadal!
November 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo ku sugan magaalada hargsya ayaa shacabka reer Somaliland, ciidamada qalabka sida iyo qoyskii iyo qaraabadii ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid taliyihii ciidanka booliska Marxuum Sareeyo Gaas cabdilaahi fadal iimaan oo maanta lagu aasay magaalada hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS