|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Oo Soo Xidhay Shirka Dib U Eegista Qorshaha Waxbarashada Jsl.
November 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa soo xidhay shirka dib u eegista qorshaha waxbarashada oo ka qabsoomay huteelka ambasador ee magaalada hargaysa . Kulan oo dib u eegis loogu samaynayay qorshaha waxbarashada ayaa waxaa ka qaybgalay haayadaha caalamiga ee wasaarada waxbarshada ay wada shaqaynta leeyihiin iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada kaasi oo lagu lafo gurayay ahmiyada ay leedahaya habaynta iyo hanaanka waxbarasho ee jamhuuriyada somaliland . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Wafti Uu Hogaaminayo Af Hayeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Socdaal Ku T... Masuul Maalmo ka Dib Isagoo xilka laga Qaaday Sheegay in uu Is casilay Eedana kula Duldhacay Wasiirk... Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Ciidamadii Ilaalinayay Goobaha Codbixinta Ee Gobolada Dalka! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|