DAAWO;-Jaamacada IHU Oo Munaasibad Qalin Jabin Ah Usamaysay Arday Dhamaysatay Qaybaha Kala Duwan Ee Kuliyadaha Jaamacada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Jaamacada IHU Oo Munaasibad Qalin Jabin Ah Usamaysay Arday Dhamaysatay Qaybaha Kala Duwan Ee Kuliyadaha Jaamacada!
November 2, 2019 - Written by Wariye:

Hargeisa:Jamacada International Horn University xarunteeda magalada hargaysa ayaa xaflada qalin jabin ah u samaysay arday dhamaysatay kuliyadaha kala duwan ee jamacadaasi bixiso.

Waxana munaasibadan qalin jabinta ah ka soo qayb galay maamulka jamacada walidiinta ardayda qalin jabinays iyo masuuliyiinka kala duwan.

Intii munaasibadaasi socotay waxa hadalo ka jeediyay maamulka ardayda walidiinta iyo marti sharaf kale oo xafladani lagu maamuusay.

dhamaantood waxa ay ku dheeraadeen faaiidada ay leedahay waxbarashadu iyo ka arday ahaan culuuntii kala duwanaa ee ay barteen.

https://youtu.be/OwoJx1hObxQ

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS