|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Xilka Laga Qaaday Ee Baarlamaanka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xiin Galool.
November 9, 2019 - Written by Editor:XIIN GALOOL(W,N)- Gudoomiyihii Baarlamaanka punthland ee xilka laga caydhiyay cabdixakiim dhooba daareen ayaa iskaga soo baqoolay magaalo madaxda mamul goboleedka ee garoowe isagoo soo gaadhay deegaano katirsan sanaag bare ee uu asal ahaan kasoo jeedo Waxaana ex gudoomiye cabdixakiim dhooba daareed lagu soo dhaweeyay magaalada xiin galool isagoo lau wado in uu kusoo jeedo magaalada badhan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Guddida Doorashooyinka Si Uu Mawqifkiisa Kala Dirista Komisha... Maxkamadda Ciidamada Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Eedaysanihii Dilay Marxuum Mustafe Ibraahim Abees Wasiirka Beeraha Oo Raashinkii Ay Kasoo Saareen Mashruuca Banka Wajaale Ku Wareejiyay Haayada Kaydka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|