DHAGAYSO;BBC Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Doorashooyinka Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DHAGAYSO;BBC Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Doorashooyinka Somaliland!
November 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Dooda jimcaha ee idaacada BBCda ayaa lagu falanqayeeyay khilaafka cakiran ee ka taagan doorashooyinka somaliland iyo muranka xubnaha cusub ee komishanka.

Waxaana doodan ka qaybgalay cabdilaahi geel jire oo ah masuul katirsan xisbigamucaaridka ah ee wadani

Wasiirku xigeenkaa wasaarada qorshaynta somaliland xuseen buuni iyo cabdinaasir buuni oo hore u ahaa gudoomiye kuxigeenka xisbiga ucid

Doodan ayaa ahayd mid aad xamaasadeedu usarayso oo dhinacyada ay doodu udhaxayso midwalbaaba uu difaacanayo mawqifka xisbigiisa iyo xukuumada,

HALKAN KA DHAGAYSO DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/lMgoCQWNXsc

 

COMMENTS
LINKS