DAAWO;”Muuse Biixi Ka Yeeli Mayno Inay Somaliland Dunto,Malaha Xabadihii Ayaa Waxyeelay”Eng Faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Muuse Biixi Ka Yeeli Mayno Inay Somaliland Dunto,Malaha Xabadihii Ayaa Waxyeelay”Eng Faysal Cali Waraabe.
November 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa rajo la,aan ka muujiyay dhex dhexaadintii ay ka wadeen xukuumada iyo xisbiga wadani isagoo sheegay in madaxwayne biixi aanay ku niyadsamayn in ay wax fiican kala kulmaan

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwaynaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS