|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Mudo Kordhintu Waa Astaamaha Lagu Garto Hogaamiyaha Fashilmay”Abwaan Sacad Gadhle.
November 26, 2019 - Written by Editor:Abwaan Sacad Gadhle Oo Hadlay Halkii Ay Kasoo Bilaabantay Mudo kordhintu Iyo Marxaladihii Kala Duwaan Ee Ay Soo Martay+Doorka Ay Ku Leeyihiin Madaxda Xisbiga Kulmiye .GABILEY(W,N)- Abwaan sacad xaaji maxamuud gadhle oo kamid ah hal abuurka reer somaliland eek u dhaqan gobolka gabiley ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay mudo kordhinta ay golaha guurtidu usameeyeen wakiilada isagoo ku baaqay in shacabka reer somaliland udiyaar garoobaan doorashada golaha guurtida Sidoo kale Abwaan Sacad Gadhle ayaa mudo kordhinta golaayasha guurtida, wakiilada iyo deeganka ee soo noq noqotay ku tilmaamay astaamaha lagu garto qaran fashilmay iyo hogaamiye guuldaraystay. Dhanka kale abwaan gadhle ayaa murashixiintii golayaasha wakiilada,guurtida iyo deegaanka ugu baaqay in si deg deg ah iskugu yimaadaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaarkamida Dadwaynaha Magaalada Tog Wajaale Oo Ka Hadlay Xadhiga Siyaasi Ramaax Iyo fariinta Ay Udir... “Somaliland Ka Mucaaridka Ahina Wuxu Caaridayo Ma Yaqaan, ka Muxaafidka ah Laftiisuna Ma Garanayo Wu... Maamulka Jaamacadda Timacadde oo 3 todobaad Dib u dhigay Xafladii Qalinjabinta Dufcada Koowaad ka di... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|