DAAWO;-“Xuska Nabiga Cidda Diidan Waxaan Leeyahay..”Gudomiye Ku Xigeen Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“Xuska Nabiga Cidda Diidan Waxaan Leeyahay..”Gudomiye Ku Xigeen Golaha Wakiilada Jsl.
November 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle  ayaa ka hadlay sobobta wasaarada diinta iyo awqaafta uga soo qaybgali waydo xuska dhalashada nabigeenii subanaa

Sidoo kale axmed yaasiin sheikh cali ayaa fariin udiray culimada diidan xuska dhalashada rasuulka swc

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS