DAAWO;-Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Wasiirka Warfaafinta Madal Uu Fadhiyay,
November 10, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaardka ee wadani ayaa xukuumadu ku eedeeyay in caqabad ku noqotau madaxbanaanida saxaafada dalka
Sidoo kale xoghaye khadar ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wafraafinta axamed muuse diiriye oo fadhiyay madashatan uu xoghayuhu ka hadlayay,