DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo La Laabtay Xubintii Komishanka Doorashooyinka Umatalaysay Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo La Laabtay Xubintii Komishanka Doorashooyinka Umatalaysay Iyo Sobobta!
November 11, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)- wararka laga helayo xisbiga ucid ayaa la laabtay xubintii ay usoo xuleen komishanka doorashooyinka kadib markii dareeno kala duwan kasoo baxeen habka loo ansixinayo komishanka xukuumaduna damacsan tahay in duuduub lagu ansixiyo/

Halkan ka Daawo Muuqaaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS