|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Siciid Cilmi Oo Jabhada G, Awdal Lagaga Dhawaaqay Ku Eedeeyay Murashaxa Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Wadani+Sobobta!
November 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo amid mudanayaasha golaha wakiilada ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay lix xubneed ee komishanka doorashooyinka iyo saamaynta ay ku keeni karto xubinta xisbga wadani oo ka maqnayd Sidoo kale Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa jabhada lagag dhawaaqay gobolka awdal ku eedeeyy in uu ka danbeeyo murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga wadani Amb Maxamed cali isagoo la xidhiidhiyay hadal uu ka jeediyay shirkii golaha dhexe ee xisbiga wadani ee magaalada burco Dhanka kale xildhibaan siciid cilmi ayaa boqor buur madow ku amaanay xal uhelida colaadii beelaha walaalaha ah ee Deeganada ceel afwayn, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN;
Related posts:Al-Shabaab Oo Shaacisay Dadka Ay Laayeen Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Tirada Masuuliyiin... Cashuur Kordhintii Ugu Badnayd Oo La Filayo In Wasaarada Maaliyadu Ku Soo Rogto Ganacsatada Dalka Di... DAAWO; Maxkamadda Gobolka Gabiley Oo Gubtay Alaabooyin Dhacay, Xukuna Ku Riday Dadkii lagu Soo Qabta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|