|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha Jsl!
November 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu baahiyay tvgan barnaamij laga diyaariyay badaha Somaliland.
Wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo hormuud ka ahaa guusha ay Somaliland ka gaadhay dhinaca xidhiidhka labada dal iyo mashruuca ay Somaliland ka caawinayso ee xeebaha Somaliland,
Ayaa ka warbixiyay muhiimada Somaliland uleedahay ilaalinta khayraadka xeebaha Somaliland . DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN LAGU QAADHIGAYO SOMALILAND IYO TVGA SVT;
Related posts:Daawo: Xildhibaan Cali Cade SHalay iyo maanta iyo hadal muujinaya mabda a xildhibaanada goloha deeg... Sheekh Cabdiqaadir Carab (SH.jaabir) oo Maanta ka hadlay munaasibada Xuska Laylatul micraajka Ayaa... DAAWO; Jawaari Oo ka Hadlay Sobobaha Ku Qasbay In Uu Xilka Iska casilo Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|