|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliye Dabagale Oo Markale Hanjabaad Lasoo Fadhiistay Warbaahinta Iyo Jikaar Uu Kaga Jawaabay Su,Aalo La Waydiiyay!
November 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland Gen Dabagale oo markale ka hadlay arimihii xisbiga wadani ku baaqay ayaa gudoomiye cirro ku eedeeyay masuuliyada wixii khasaare ka dhacay isku soo bixii taageerayaasha xisbiga. Sidoo kale taliye dabagale ayaa su.aalo warbaahintu waydiisay kaga jawaabay jikaar iyo cabsi galin uu ku samaynayo wariyayaasha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/T89u9vEcv9Q
Related posts:Daawo: Musharixiinta Xisbiga Kulmiye Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Kulmiye Ka Furtay Deegaanka Ruqi E... Haayaada Cunada Aduunka ee Qaramada Midoobay ee FAO Oo Balan Qaaday In ay Xoolo Siin Doonto Beerahan... Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Cabdiraxmaan Suldaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|