DAAWO;-Siyaasi Cabdifataax Cabdilaahi Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Jabhad Ka Dilaacday Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdifataax Cabdilaahi Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Jabhad Ka Dilaacday Gobolka Awdal.
November 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Cabdifataax Cabdilaahi Cali oo kamid Dhalinyarada Reer somaliland ee sida wayn ugu dhex muuqda marxaladaha siyaasadeed ee  dalku hadba marayso ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo jeeday jabhad ka dilaacday gobolka awdal oo ku hanjabay in ay dhib ka gaysanayaan deegaanada gobolka gabiley gaar ahaan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale shacabka xasuusiyay dhibaatadii ay gaysatay dawladii siyaad bare

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS